Itoobiyaanka Luuq jooga oo toogasho ku dilay Nin madaxa looga jiray oo magaaladaasi joogay.
Ciidamada sida weyn u hubeysan ee Itoobiya ee ku sugan magaalada Luuq ayaa xalay waxay toogasho aan qiil loo heyn ku dileen Xasan Shiikh Maxamed Keynaan oo si weyn looga yaqaan magaalada Luuq. Ciidanka Itoobiya ee fadhiga ka dhigtay buundada magaalada luuq ayaa sheegay inay dileen ninkan kadib markii uu ka dhego adeegay amar ahaa inuu ka istaago xili habeen ah oo uu rabay inuu la talaabo buundadaasi oo ay difaaca uga jiraan ciidanka Itoobiya ee cabsida badan ka qaba Al-Shabaab. Maxamed Jama oo ka mid ah odayaasha magaalada Luuq ayaa arrintan ku tilmaamay inay tahay mid aan u cuntamin dadka magaalada,,waxaana uu ka dalbaday inay arrintaasi faahfaahin lagu qanco ka bixiyaan Ciidanka Itoobiya…
Dowlada Holland oo shaaca ka qaaday 70 qof oo Soomaali ah Muqdisho lagu celinayo.
Dowlada Holland oo ka mid ah dalalka dib u dejinta siisay Soomaali badan ayaa iminka shaaca ka qaaday inay Muqdisho ka dejineyso in ka badan 70 qof oo Soomaali ah kadib markii ay ka soo xirmeen waxa ay ku sheegtay gal-dacwadeedkoodii. Haweeneyda lagu magacaabo Mrs, Sinoo oo ah sharciyaqaanad u doodeysa soomaalida iminka la go’aamiyey in dib loogu celinayo Soomaaliya ayaa u sheegay warbaahinta Kismaayo24.com in arrintan ay timid kadib markii Dowlada Holland ay hishiis Muqdisho kula soo gashay madaxda waaxda socdaalka ee Dowlada Soomaaliya ,kuwaasi oo qalinka ku duugay in la soo celin karo wixii Soomaali ah. “Waxaa culeyskan yimid kadib markii dowlada Holland heshay hishiis u saamaxaya inay celin karto Soomaalidan aan u…
Odayaasha Dhaqanka Beelaha Celi-Sade oo dhaliilay Siyaasada Maamulka Killinka Shanaad ee Itoobiya.
Qoraal eedeyn ah oo kasoo baxay Hoggaanka dhaqanka Beelaha Celi-SADE ee dega Itoobiya ayaa lagu sheegay inaysan beeshaasi la dhacsaneyn qaabka maamulka Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.iyagoona ku eedeeyey inuu maamulkaasi ka dheeliyey cadaaladii dadka wada degan dhulkaasi ballaaran. Cali Aden oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Beelaha Celi oo isaga oo ku sugan magaalada Yamaarugleey la hadlayey warbaahinta Kismaayo24.com u sheegay inuu maamulka Madaxweyne Maxamed Abdi Cumar inuu yahay mid u janjeera dhinaca cadaalad-darada islamarkaana aan wax qabadka dowladiisa soo gaarsiin dhulka ay ku nool yihiin beelaha kale ee degan gobolkaasi. “Waxaan la aqbali karin in la sheegto madaxweyne dhulka Soomaalida ee Itoobiya,haddana lagu koobnaado deegaanka qabiilka madaxweynaha uu ka dhashay ee…
WAR DEG DEG AH:Faah faahin laga helay Duqeyntii NO 60 iyo Saraakiil Al-Shabaab looga dilay.
Wararka iminka aan ka heleyno deegaanka Keli caafimad ee u dhaw No 60 ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay ku dhawaad lix sarkaal oo isugu jira Somali iyo Ajanabi ka tirsan Kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab. Duqeyntan oo ay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha wadin ayaa waxaa xalay saqdii dhexe loogu geystay aaga NO 60 kolonyo gaadiid iyo ciidan Al-Shabaab ka tirsan kuwaasi oo la ogeyn meesha ay dhab ahaan u socdeen. Wararka ka imanaaya duqeyntaasi inkastoo aysan sheegeyn magacyada Saraakiisha la dilay haddana waxay cadeynayaan inay Al-Shabaab halkaasi ku weyday xubno sarsare oo muhiim u ahaa howlgaladooda ka jira gudaha Somaaliya. Kooxda Al-Shabaab ayaan wali ka hadlin duqeyntaasi iyo waxa ka jira saraakiisha laga dilay….
Abdiweli Gaas ” Waan soo dhaweynayaa wada-hadalka Somaliland si walaaltinimo ah”
Ra’iisul wasaaraha soomaaliya ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin wadahadal nabad ku dhisan oo dhexmara iyaga iyo Somaliland,waxaana uu taasi ku shegay inay tahay mid wadada u xaareysa is fahan guud ee waxa la isku hayo. Abdiweli Maxamed Ali Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo hadalkan ka sheegay wareysi uu siiyey idaacada VOA qeybta soomaaliga ku hadasha kadib shirkii shalay ee looga hadlayey arrimaha soomaaliya kana dhacay magaalada London. “Waxaan u aragnaa maamulka iyo walaalaha Somaliland inay muhiim u tahay isfahan iyo wadahadal ay la galaan dowlada Somaliya,waxaana anagana ay inoogu muuqdaan dad dadaalay oo sameystay maamul ay uga badbaadeen dhibaatada ka jirta koonfurta Somaliya qeybo ka mid ah,Waxaase caddeyneynaa inaan ku faraxsanahay wadahadalka Somaliland. ”…
Maqaallada/Aragtida
Waxbarashada Deeganka Cilaanle ee Gobolka Wardheer ee DDS
Waa mar kale iyo barnaamijkii wax barashada Oo aan todobaad kaan ku soo qadaneyno Center ka Cilaanle ee Gobal ka Wardheer ee DDS Halkaas oo ay ka jirto waxbarasho ilaa fasalka 7aad Deegaanka cilaanle oo ay hoos timaado 32 qabale. Waxaa ka jira wax barasho illa fasalka 7aad Waxaana wax ka barta dad lagu qiyaaso ilaa 200 Kuwaa oo is ku gu jirra caruur iyo Dad waa weyn ardey da wax ka barata school ka lagu magacaabo Dugsiga hoose dhexe Ee Daahir warsame ee center ka cilaanle. ardaydaan ayaa iskugu jira dad waa weyn iyo caruur waxaa noo suurta gashay in aa wax ka waydiino horu marka wax barashada ee deegaankaas madax wax barashada ee centerka cilaanle marwo Nimco Jamaal Geesaliqe ayadoo deegaankaas ku talaabsaday sanadihii…
Yamaarugleey oo ka qadsan Xukuumada Madaxweyne Ina Ileey.
Magaalada Yamaarugleey oo kamid ah magaalooyinka ugu magaca dheer gobolka Wardheer ee Dhulka Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee uu madaxweynaha ka yahay Abdi Mohamud Cumar. Magaaladan ayaan helin dhamaan garabkii ay uga baahneed dowladaasi waxaana dhamaan aysan heysan aqoontii la gaarsiiyey deegaanada la midka ah iyo kuwa ay magaca weyntahay. Waxaana taasi kugu filan dhamaan ardayda magaaladaasi joogta waxay ka aradan tahay dhinaca aqoon la’aanta. Waxaa gebi ahaan macalin la’aan ay heysataa Iskuul dhawaan ay halkaasi ka hirgeliyeen qurba joogta magaaladaasi,waxaana iskuulkaasi dhiganayey arday kor u dhaafeysa 260 arday oo isugu jiray gabdho iyo wiilal,isagoona haddii aad aragto muuqaalka sawiro laga soo qaaday ardaydaasi iyo xarunta ay wax ku baranayaan aad ka dareemi kartaa…
Jamacada Jigjiga Oo Soo Bandhigtay …
Jamacada Jigjiga Ayaa Soo Bandhigtay Daraasaad Qabyo ah oo Ay Ku Samaysay Asbaabaha Kalifa In Gabdhuhu Waxbarashada Dhexda Ku Joojiyaan. Jaamacada jigjiga ayaa qabatay bandhig ay ku soo bandhigayeen daraasaad ay ku sameeyeen,waxyaabaha ugu waawayn ee saamaynta ku leh waxbarashada gabdhaha iyo xoolo-dhaqatada DDSI. Dood-cilmiyeedkan ayaa ay ka soo qayb galeen masuuliyiinta jaamacada,macalimiinta iyo waliba macalimiintii daraasaadkan ka soo samaysay Qaar ka mida Ardayda Jaamacadda Jigjiga Wax ka barata,Masuuliyiin ka socotay Xafiisyo kala duduwan iyo Madaxda Kuliyadaha. Furitaankii Dood-Cilmiyeedkan ayaa uu furay Ku xigeenka Jaamacadda Jigjiga Mudane Siciid Maxamed Cali,Isagoona Tibaaxay Sababihii ku dhaliyay In ay sameeyaan Daraasaadkan oo ahayd ayuu Yidhi,Muhiimada ay leedahay in la Ogaado Sababta Gabdhaha Ardayda Ahi badaana uga hadhaan…
Warar
Itoobiyaanka Luuq jooga oo toogasho ku dilay Nin madaxa looga jiray oo magaaladaasi joogay.
Ciidamada sida weyn u hubeysan ee Itoobiya ee ku sugan magaalada Luuq ayaa xalay waxay toogasho aan qiil loo heyn ku dileen Xasan Shiikh Maxamed Keynaan oo si weyn looga yaqaan magaalada Luuq. Ciidanka Itoobiya ee fadhiga ka dhigtay buundada magaalada luuq ayaa sheegay inay dileen ninkan kadib markii uu ka dhego adeegay amar ahaa inuu ka istaago xili habeen ah oo uu rabay inuu la talaabo buundadaasi oo ay difaaca uga jiraan ciidanka Itoobiya ee cabsida badan ka qaba Al-Shabaab. Maxamed Jama oo ka mid ah odayaasha magaalada Luuq ayaa arrintan ku tilmaamay inay tahay mid aan u cuntamin dadka magaalada,,waxaana uu ka dalbaday inay arrintaasi faahfaahin lagu qanco ka bixiyaan Ciidanka Itoobiya…
Dowlada Holland oo shaaca ka qaaday 70 qof oo Soomaali ah Muqdisho lagu celinayo.
Dowlada Holland oo ka mid ah dalalka dib u dejinta siisay Soomaali badan ayaa iminka shaaca ka qaaday inay Muqdisho ka dejineyso in ka badan 70 qof oo Soomaali ah kadib markii ay ka soo xirmeen waxa ay ku sheegtay gal-dacwadeedkoodii. Haweeneyda lagu magacaabo Mrs, Sinoo oo ah sharciyaqaanad u doodeysa soomaalida iminka la go’aamiyey in dib loogu celinayo Soomaaliya ayaa u sheegay warbaahinta Kismaayo24.com in arrintan ay timid kadib markii Dowlada Holland ay hishiis Muqdisho kula soo gashay madaxda waaxda socdaalka ee Dowlada Soomaaliya ,kuwaasi oo qalinka ku duugay in la soo celin karo wixii Soomaali ah. “Waxaa culeyskan yimid kadib markii dowlada Holland heshay hishiis u saamaxaya inay celin karto Soomaalidan aan u…
Odayaasha Dhaqanka Beelaha Celi-Sade oo dhaliilay Siyaasada Maamulka Killinka Shanaad ee Itoobiya.
Qoraal eedeyn ah oo kasoo baxay Hoggaanka dhaqanka Beelaha Celi-SADE ee dega Itoobiya ayaa lagu sheegay inaysan beeshaasi la dhacsaneyn qaabka maamulka Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.iyagoona ku eedeeyey inuu maamulkaasi ka dheeliyey cadaaladii dadka wada degan dhulkaasi ballaaran. Cali Aden oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Beelaha Celi oo isaga oo ku sugan magaalada Yamaarugleey la hadlayey warbaahinta Kismaayo24.com u sheegay inuu maamulka Madaxweyne Maxamed Abdi Cumar inuu yahay mid u janjeera dhinaca cadaalad-darada islamarkaana aan wax qabadka dowladiisa soo gaarsiin dhulka ay ku nool yihiin beelaha kale ee degan gobolkaasi. “Waxaan la aqbali karin in la sheegto madaxweyne dhulka Soomaalida ee Itoobiya,haddana lagu koobnaado deegaanka qabiilka madaxweynaha uu ka dhashay ee…
WAR DEG DEG AH:Faah faahin laga helay Duqeyntii NO 60 iyo Saraakiil Al-Shabaab looga dilay.
Wararka iminka aan ka heleyno deegaanka Keli caafimad ee u dhaw No 60 ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay ku dhawaad lix sarkaal oo isugu jira Somali iyo Ajanabi ka tirsan Kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab. Duqeyntan oo ay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha wadin ayaa waxaa xalay saqdii dhexe loogu geystay aaga NO 60 kolonyo gaadiid iyo ciidan Al-Shabaab ka tirsan kuwaasi oo la ogeyn meesha ay dhab ahaan u socdeen. Wararka ka imanaaya duqeyntaasi inkastoo aysan sheegeyn magacyada Saraakiisha la dilay haddana waxay cadeynayaan inay Al-Shabaab halkaasi ku weyday xubno sarsare oo muhiim u ahaa howlgaladooda ka jira gudaha Somaaliya. Kooxda Al-Shabaab ayaan wali ka hadlin duqeyntaasi iyo waxa ka jira saraakiisha laga dilay….
Abdiweli Gaas ” Waan soo dhaweynayaa wada-hadalka Somaliland si walaaltinimo ah”
Ra’iisul wasaaraha soomaaliya ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin wadahadal nabad ku dhisan oo dhexmara iyaga iyo Somaliland,waxaana uu taasi ku shegay inay tahay mid wadada u xaareysa is fahan guud ee waxa la isku hayo. Abdiweli Maxamed Ali Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo hadalkan ka sheegay wareysi uu siiyey idaacada VOA qeybta soomaaliga ku hadasha kadib shirkii shalay ee looga hadlayey arrimaha soomaaliya kana dhacay magaalada London. “Waxaan u aragnaa maamulka iyo walaalaha Somaliland inay muhiim u tahay isfahan iyo wadahadal ay la galaan dowlada Somaliya,waxaana anagana ay inoogu muuqdaan dad dadaalay oo sameystay maamul ay uga badbaadeen dhibaatada ka jirta koonfurta Somaliya qeybo ka mid ah,Waxaase caddeyneynaa inaan ku faraxsanahay wadahadalka Somaliland. ”…
Diyaarado duqeeyey Kolonyo Al-Shabaab ah meel u dhaw NO 60.
Sida aan ku heleyno wararka ka imaanaya Shabeelaha Hoose waxaa duqeyn xoogan loo geystay xalay xili danbe kolonyo Al-Shabaab ah oo marayey meel u dhaw deegaanka no 60 kuwaasi oo la ogeyn halka ay kusii jeedeen. Dadweynaha degan meesha ay ka dhacday duqeyntan ayaa waxaa ay u sheegeen shabakada warbaahinta Kismaayo24.com inay arkayeen holac iyo iftiin badan oo ka baxayey aaga NO 60 sidoo kalana ay xitaa dhagahooda ku maqlayeen dhawaqa duqeyntaasi. Wararka waxay intaasi ku darayaan inay qaarka mid ah gaadiidkii dagaal oo ay wateen Al-Shabaab halkaasi lagu gubay,iyadoo dhinaca kale ay adegtahay in la helo dhab ahaan qasaaraha naf iyo gaadiidka ah ee halkaasi ka dhacay. Ciidamada Al-Shabaab ayaa baryahan waxay u muuqdeen kuwa…
Magaalada Baydhabo oo laga bilaabay baaris safmar ah iyo dad la soo qabqabtay
Ciidanka huwanta ee qabsaday Baydhabo ayaa bilaabay baarista guryaha magaaladaasi kadib markii ay sheegeen inay ka shakisan yihiin inay ku dhuumanayaan dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. Wararka ka imaanaya magaalada dhowrka cisho gacanta ugu jirta ciidamada aan isku qorshaha aheyn ee qabsaday magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay bilaabeen xalay ilaa maanta baaritaan aan kala go’laheyn kaasi oo lagu sameynayo guryaha magaaladaasi. Madaxda ciidanka qabsaday magaalada Baydhabo ayaa u sheegay warbaahinta inay daba socdaan shaqsiyaad lagu tuhunsan yahay inay xirir la leeyihiin Al-Shabaab kuwaasi oo ku dhuumanaya guryaha magaaladaasi,sidoo kalana ay rabaan inay hubiyaan haddii ay jiraan hub iyo miinooyin lagu aasay meelaha qaar. “Waxaan heynaa iminka dad ka tirsan Al-Shabaab,waxaan sidoo kale kasoo bixinay guryo badan miinooyin…
Abdiqadir Shiikh Ali Diini ” Ciqaab adeg ayaan la tiigsanayaa askarigii aan ku helo dhaca iyo dilka shacabka ”
Taliyaha ciidanka xooga dalka Somaaliya Col,Abdiqadir Shiikh Ali Diini ayaa maanta mar uu la hadlayey warbaahinta waxa uu sheegay inuusan aqbali doonin dhibaatada ay shacabka u geystaan ciidanka Dowladiisa. Waxaana Taliyaha uu sheegay inuu maqlayey baryahan askar halkii ay ammaanka shacabka ka ilaalin lahaayeen iyagii dhac iyo dilba u geysanaya,isagoona sheegay inay iminka soo jeesteen sidii ay ciqaab adeg ula tiigsan lahaayeen askartaasi. “Ciidanka waxaa loo sameeyey ilaalinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed laakiin ma ahan inay dib ugu soo guryo noqdaan dalkii iyo dadkii loo dhisay inay ilaaliyaan,Waxaan balanqaadayaa wax ka qabashada arrintaasi. ” Ayuu si ay ka muuqato caro u yiri Taliyaha ciidanka xooga Dalka Soomaaliya Col,Abdiqadir Shiikh Ali Diini. Degmooyinka Muqdisho ayaa maalinkasta waxaa…
Jaaliyadda Westfriesland oo shirtay
Shirweyne balaaran oo looga hadlayey xaalada Jaaliyadda Westfriesland ee wadanka Holland ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Hoorn shalay,waxaana shirkasi ka soo qeybgalay dhamaan madaxda jaaliyadaasi iyo qaar kamid ah dadka matalada dadka deegaankaasi ku nool. Shirkan ayaa looga hadlay arrimo ay ugu badan yihiin sidii loo qaban lahaa shirkii sanadlaha ahaa ee loo qaban jiray jaaliyadda Westfriesland kaasi oo looga doodo sidii wax la isaga weydiin lahaa arrimaha u qabsoomay sanadkii tagay maamulka iyo jaaliyada halkaasi ku nool. Waxaana sidoo kale shirkaasi looga hadlaa arrimaha la noolaanshaha bulshada loogu yimid Holland kuwaasi oo ay muhiim tahay inay soomaalida la qabsadaan qaabka ay u nool yihiin,iyagoo aan ka tageyn diinta iyo dhaqanka Soomaalida. Dhinaca…
Rag hubeysan oo lagu qabtay Dagmada Gaashamo ee Ismaamulka Somalida
Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Dagmada Gaashamo ee DDS ayaa sheegaya in ciidamada amaanka DDS ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo ku hubeysan laba bastooladood iyo hal qori iyagoo sida aan wararka ku helney dagaalamay markii la qabanay midkoodna dhaawacmey kadibna gacanta lagu dhigey loona soo gudbiyey caasimadda Deegaanka ee Jijiga. Saddexdan nin oo hadda lagu marmarayo xabsi ku yaalla magaalada Jijiga ayaa sheegtey iney kamid yihiin Xarakada Alshabaab ayna kasoo talaabeen gobolada dariska la ah deegaanka ayna rabeen iney hawlo fuliyaan iyagoo si gaar ah usheegey iney rabeen iney afduubaan shaqaalaha hay’adaha NGO ah gaar ahaan kuwa ka hawlagala dagmada Gaashaamo iyo nawaaxigeeda. Lama oga inta nin ay ahaayeen iyo iney jiraan kuwa…
Wararkii Ugu Danbeeyay ee Dagaaladii Beelaha Reer Xasan Iyo Dagooye ku dhex Maray Dhulka Soomalida Itoobiya
Wararka ka Imaanaya Ismaamulka Soomaalida Ee Wadanka Itoobiya ayaa Tibaaxaya In Ay Maanta Xiisad Colaadedka Taagantahay Degaano ka tirsan Gobolka Liibaan oo dhawaan ay Dagaalo Xoogan ku dhex Mareen Labo Malayshiyo Beeleed oo wada Daga Halkaasi. Wararkii Ugu Danbeyay ee kusoo dhawacaya Warqabadka yamaatugleey.com ee Magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in Xalay Lagu Dilay Labo Qof oo rayid ah Deegaano Hoos taga Magaalada Nagayle Labadani Qof ayaa la sheegayaa in ay u socdeen Gobolka Gedo Gaar Ahaan Magaalada Doolow Halkaasi oo ay Dagan Yihiin Qaraabada Labadaasi Nin. Qaar Kamid Ah qaraabada Labadaasi Qof ayaa u sheegayyamaatugleey.com in Gaariga kala Dageen Labadani Qof Xalay Saqdii Dhaxe Malayshiyo kasoo Jeda Qabiilka Dagooyaha ayadona ay Halkaasi ku Dileen….
Wararkii Ugu Danbeeyay ee Dagaaladii Beelaha Reer Xasan Iyo Dagooye ku dhex Maray Dhulka Soomalida Itoobiya
Wararka ka Imaanaya Ismaamulka Soomaalida Ee Wadanka Itoobiya ayaa Tibaaxaya In Ay Maanta Xiisad Colaaded ka Taagantahay Degaano ka tirsan Gobolka Liibaan oo dhawaan ay Dagaalo Xoogan ku dhex Mareen Labo Malayshiyo Beeleed oo wada Daga Halkaasi. Wararkii Ugu Danbeyay ee kusoo dhawacaya Warqabadka Yamaarugleey.com ee Magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in Xalay Lagu Dilay Labo Qof oo rayid ah Deegaano Hoos taga Magaalada Nagayle Labadani Qof ayaa la sheegayaa in ay u socdeen Gobolka Gedo Gaar Ahaan Magaalada Doolow Halkaasi oo ay Dagan Yihiin Qaraabada Labadaasi Nin. Qaar Kamid Ah qaraabada Labadaasi Qof ayaa u sheegay Galgaduudnews in Gaariga kala Dageen Labadani Qof Xalay Saqdii Dhaxe Malayshiyo kasoo Jeda Qabiilka Dagooyaha ayadona ay Halkaasi…